Waqtiga sheekoyinka Familada Somaliyeed / Somali Storytime
Bilingual family storytime
Saturday, August 08
11:15am - 12:00pm
Capitol Hill Library
Capitol Hill Large Community Roomstaff-led bilingual ST
Nagala so qayb gal waqtiga sheekoyinka caruured ee labada luuqadod, Af Somali iyo Ingiris aan ku qaban dono maktabada. Caruurta dhalaanka ilaa da'da 6 sano oo aay wehliyan qof aay jecel yihin, waxey ku raxeysan donan buugag lo aqriyo, heeso caruured, gabayo iyo howlo dhaqdhaqaaq iyado lo dhisayo xirfada luqada iyo aqriskaba. Kasoo qaybgalka waa xadidan yahay waxaana tigidhada bilaashka ah loo bixin doona sida loo soo kala horeyo.
Waqtiyada sheekoyinka Laybareriga degmada Multnomah County waxaa taagera hadiyado la siiyay mu'asasada maktabada.
Join us for bilingual Somali and English storytime at the library. Children from birth to age 6 (with a favorite adult) enjoy books, songs, rhymes, and movement activities while building language and literacy skills. Attendance is limited and available on a first come, first served basis.
Multnomah County Library storytimes are supported by gifts made to The Library Foundation.
Capitol Hill Library
Capitol Hill Library
| Mon, Jul 06 | 10:00AM to 6:00PM |
| Tue, Jul 07 | 12:00PM to 8:00PM |
| Wed, Jul 08 | 12:00PM to 8:00PM |
| Thu, Jul 09 | 10:00AM to 6:00PM |
| Fri, Jul 10 | 10:00AM to 6:00PM |
| Sat, Jul 11 | 10:00AM to 6:00PM |
| Sun, Jul 12 | 12:00PM to 6:00PM |