Use the library Community Learning
staff-led bilingual ST Tickets ...ee loo adeego marka hore. (first come, first served) OR ...15 daqiiqo ka hor wakhtiga sheekada. (tickets).
Nagala so qayb gal waqtiga sheekoyinka caruured ee labada luuqadod, Af Somali iyo Ingiris aan ku qaban dono maktabada. Caruurta dhalaanka ilaa da'da 6 sano oo aay wehliyan qof aay jecel yihin, waxey ku raxeysan donan buugag lo aqriyo, heeso caruured, gabayo iyo howlo dhaqdhaqaaq iyado lo dhisayo xirfada luqada iyo aqriskaba. Kasoo qaybgalka waa xadidan yahay waxaana tigidhada bilaashka ah loo bixin doona sida loo soo kala horeyo.
Waqtiyada sheekoyinka Laybareriga degmada Multnomah County waxaa taagera hadiyado la siiyay mu'asasada maktabada.
Join us for bilingual Somali and English storytime at the library. Children from birth to age 6 (with a favorite adult) enjoy books, songs, rhymes, and movement activities while building language and literacy skills. Attendance is limited and available on a first come, first served basis.
Mon, Jun 09 | 10:00AM to 6:00PM |
Tue, Jun 10 | 12:00PM to 8:00PM |
Wed, Jun 11 | 12:00PM to 8:00PM |
Thu, Jun 12 | 10:00AM to 6:00PM |
Fri, Jun 13 | 10:00AM to 6:00PM |
Sat, Jun 14 | 10:00AM to 6:00PM |
Sun, Jun 15 | 12:00PM to 6:00PM |